QM oo shaacisay Khasaaraha ka dhashay duufaantii ku dhufatay bariga Somalia

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dabaylihii iyo roobabkii toddobaadkii hore ku dhuftay degaannada xeebaha Waqooyi Bari ee Soomaaliya ay ku dhinteen lix qof. War qoraal ah oo ay soo saartay Qaramada Mioobay ayaa lagu sheegay in degaannada ku yaalla Gobollada Bari iyo Nugaal ay dad ka badan 32 kun oo qof ay dabaylahaasi ku waayeen … Continue reading QM oo shaacisay Khasaaraha ka dhashay duufaantii ku dhufatay bariga Somalia